-->
Home About Us Projects
Donate Contact
Please donate towards Salahaly Maternity Hospital. Jasaak Allah Khayr



Taakuleyn


DONATE:
Waxa aanu ugu baaqeyna qurba joogta, musuuliyiinta, shirkadaha ganacsatada ah yar yar iyo waaweynba, wax garadka iyo bulsha weynta reer Somaliland oo dhami in ay iska kaashadaan isku duubnaan iyo wada jirna wax uga qabataan Dhakhtarka Umulaha ee Sallaxley. Marka Mashruuca dhismaha Dhakhtarka Umuluhu uu bilaabmo, ayaannu web-site-kan soo gelin doonaa si aad ula socotaan habsamida hawlaha mashruuca.